Xildhibaan Qaasim Oo Sheegay Dadka Lagu Dilo Magaalada Laascanood In Ay Yihiin Kuwa Somaliland Ushaqeeya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Qaasim Oo Sheegay Dadka Lagu Dilo Magaalada Laascanood In Ay Yihiin Kuwa Somaliland Ushaqeeya!
May 8, 2022 - Written by Editor:

HARGASYA(W,N)-Xildhibaan Qaasim oo kamid ah mudanayaasha laga soo doorto gobolka sool ee golaha wakiilada Somaliland ayaa fashiliyay dadka lagu laayo laascanood iyo cida  sida gaarka loogu beegsado oo uu sheegay in ay yihiin dadka Somaliland ushaqeeya iyo waxka qabasho la,aanta xukuumada.

COMMENTS
LINKS