Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxwayne Biixi Ka Horjeediyay Labada Gole Iyo Qodoba Uu Tooshka Ku Qabtay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Naqdiyay Khudbadii Madaxwayne Biixi Ka Horjeediyay Labada Gole Iyo Qodoba Uu Tooshka Ku Qabtay!
May 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah golaha wakiilada somaliland ayaa ka dreen celiyay khudbadii maadxwayne biixi ka horjeediyay galahooga

Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa qodob qodob u dul istaagay mashaariic uu madaxwaynuhu sheegay in nidaab sharci lagu bixiyay isagoo xildhibaanu tusaale usoo qaatay dhismayaal iyo wadooynin uu gacanta ku hayo agaasimaha madaxtooyadu oo aan la marin nidaam waafaqsan ku uu sheegayo madaxwaynuhu.

 

COMMENTS
LINKS