|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Eng Aadan Jaamac “Mideeye” Oo Baaq Udiray Asxaabta Siyaasada Iyo Xukuumada Ee Siyaabaha Kala Duwan Uga Hadlaya Arimaha Suuqa Waaheen,
May 6, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Eng Aadan Jaamac Xadi (Mideeye) oo katirsan mudanayaasha golaha deegaanka caasimada hargaysa ahna gudoomiyaha gudida kasoo kabashada iyo dib udhista suuqa waaheen ayaa fariimo kala duwan udiray shacabkii hantidu kaga gubatay suuqa waaheen ,xisbiyada mucaaridka,xukuumada iyo dadka kale ee siyaabaha kala Duwan uga hadla isagoo ugu baaqay in joojiyaan arimahaasi Islamarkaana aanay jirin dawlada hoose iyo xukuumada wax Khilaaf ah udhexeeya waxka qabashada suuqa waaheen balse Ay yihiin isku ujeedo iyo sidii dadkaasi wax loogu qaban lahaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Magaalada Boorama Ka Dhagax Dhigay Xarunta Ciidanka Dab... Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah, Muxuuse Ka yidhi Heshiishkii ... 150 Qof Tahriibayaal Dhalinyaro Somali Ah Oo Lagu Soo Celiyay Muqdisho Iyo Dhacdooyin Xanuun Badan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|