Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Fashiliyay Cidii Bilowday Dagaalka Golaha, Bulshadana Ka Raali-galiyay Gacan Ka Hadalkii Uu Sameeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Fashiliyay Cidii Bilowday Dagaalka Golaha, Bulshadana Ka Raali-galiyay Gacan Ka Hadalkii Uu Sameeyay!
May 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed khaliif jaamac saalax oo kamid ahaa mudanayaashii maanta ku dhex dagaalamay fadhigii golaha ayaa sheegay in uu dagaalka golaha bilaabay xildhibaan cabdinaasir qodax oo eryo cunsuriyada u yidhi barkhad batuun.

Sidoo kale xildhibaan Axmed khaliif ayaa shacabka Somaliland iyo waalidiintiisa ka raali galiyay dagaalkaasi uu qaybta ka noqday

COMMENTS
LINKS