“Waxaa Muuqata In Mar Labaad Maxamed Kaahin Ina Xusuusinayo Dagaalkii 1994 Dadka Walaalaha ah Xabada Layskugu Dhiibay”Xildhibaan Food. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaa Muuqata In Mar Labaad Maxamed Kaahin Ina Xusuusinayo Dagaalkii 1994 Dadka Walaalaha ah Xabada Layskugu Dhiibay”Xildhibaan Food.
May 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan food oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa ka jawaabay eedo wasiirka arimaha guduhu ujeediyay xisbiyada mucaaridka oo uu sheegay in ay shacabka xasuusinayso dagaalkii 1994 ee habraha Somaliland Kaasi oo beesha garxajis lagu weeraray xamarbay doonayaa iyadoo maanta maxamed kaahin iyo muuse biixi bilaabeen eedo ay ujeedinayaa madaxda xisbiyada mucaaridka oo ay leeyihiin xamar ayay rabaan taasi oo uu sheegay in xildhibaanku in ay umada xasuusinayso wixii dhacay.

 

 

COMMENTS
LINKS