|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiiro Xukuumada Katirsan Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Degmada Agabar Oo Roob ka Da,ay Ay Ku Dhinteen Xoolo Tiro Badan.
May 12, 2022 - Written by Editor:AGABAR(W,N)-Wasiirka wasarada isgaadhsiinta,wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha ,badhasaabka gobolka gabiley, maayarka magaalada gabiley ayaa kormeer ku tagay degmada agabar ee gobolka gabiley oo roobab dabayla wata oo ka da,ay y ku dhinteen xoolo kor udhaafaya 1500neef. Masuuliyinta ayaa indha hooga kusoo arkay khasaaraha roobabkani gaadhsiiyeen deegaanka degmada agabar iyagoo sheegay in ay gurmad deg deg ah loo fidin doono. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|