Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Warfaafinta Oo Ka Jawaabay Hadalkii Musharax Cirro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Warfaafinta Oo Ka Jawaabay Hadalkii Musharax Cirro.
May 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirada warfaafinta iyo arimaha gudaha Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal habeenkii xalay kazoo yeedhay musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro oo isagu dhaliinyarada xisbiga ku wargaliyay in ay diyaar ahaadaan.

COMMENTS
LINKS