Wasaarada Isgaadhsiinta Jsl Oo War Kasoo Saartay Xadhiga Viber Optic Oo Soo Gaadhay Badda Berbera.
May 3, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa war kazoo saartay xadhiga internetka qaada ee markii uhoraysa soo gaadhay bada magaalada berbera.