TOG WAJAALE(W,N)-Agaasimaha waaxda gaadiid ee wasaarada gaadiidka iyo jadada Somaliland iyo maamulka degmada tog wajaale ayaa kulan la qaatay iskaashatooyinka basaska ee ka dhex shaqeeya magaalada wajaale kaasi oo lagaga wada hadlay sidii istaan ugaara loogu samayn lahaa iskaashatooyinka ka diwaan gashay wasaarada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;