Ururada Bulshada Rayidka Ee Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Oo Cakiran! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururada Bulshada Rayidka Ee Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Oo Cakiran!
May 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dalada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga ahayn ee sonsaf  ayaa shir ay iskugu yimaadeen kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka oo hada cakiran iyo jahowareerka ka taagan qabsoomida doorasho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS