Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Udiray Xisbiyada Mucaaridka, Sheegayna In Aan La Ogolayn Cid Xuska Gaar Ah Qabsata. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Udiray Xisbiyada Mucaaridka, Sheegayna In Aan La Ogolayn Cid Xuska Gaar Ah Qabsata.
May 15, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliyaan taliye kuxigeenka ciidanka booliska iyo saraakiil kale oo caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aan cidna laga ogolaanayn waxka hor imanaya iyo khal khal galin

Sidoo kale taliyah ciidanka booliska ayaa sheegay in aan la ogolayn cid qabsatay munaasibad gaar ah oo xuska 18may.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS