|
|||||
WAJAALE NEWS
“Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo Salka Ku Haysa Boogihii, Kumana Xalismayaan Cuna-qabatayn”Madaxwayne Xasan Sheekh.
May 20, 2022 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha cusub ee dhawaan loo Doortay somaliya Xasan sheikh maxamuud oo waraysi lala Yeeshay wax lagaga waydiiyay mawqifkiisa siyaasadeed eek u Aadan Somaliland ayaa sheegay in marka laga tago Somaliland Somaliya inteeda kale ubaahan tahay midnimo iyo iskuwad Arinta Somaliland ay tahay mid ubaahan in sigaar ah loo eego Islamarkaana uu aaminsan yahay in aan la carqaladayn Waxkasta oo horumarka Somaliland la xidhiidha. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo: Cali Khaliif Oo Hargaysa Soo Gaadhay, Kulan Casho Sharaf Ahna La Qaatay Qaar Kamid Ah Siyaasi... DAAWO;-Siyaasi Bashiir Cabdi Xariir Oo Soo dhaweeyay Heshiiska Laga Gaadhay Jabhadii Col Caare. Xuuumada Somaliland Oo Madaar Cigaal Kula Wareegtay Shixnad Buug Uu Qoray Abwaan Cabdiraxmaan Abees ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|