Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari “Sheekhul Axmar” Oo Fariin Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Asxaabta Mucaaridka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari “Sheekhul Axmar” Oo Fariin Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Asxaabta Mucaaridka
May 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar) oo kamid ah haldoorka reer somallad ayaa baaqo isbarkan usoo jeediyay madaxwayne biixi iyo hogaanka xisbiyada mucaaridka ah ee ku maransan arimaha doorashooyinka hadalo xanaf lehna warbaahinta isku marinayay maalmihii udanbeeyay isagoo ugu baaqay in ay ka heshiish arimaha doorashada

Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa madaxwaynaha usoo jeediyay in uu doorashada wakhtigeeda ku qabto xisbiyadana ugu baaqay in ay joojiyaan wararka kicinaya bulshada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS