|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo ka Hadlay Xaalada Somaliland Iyo Sida Ay Umaaraysay Dhibaatooyin Ku Yimid.
May 2, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdicasiis maxamed samaale oo kamid ah gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay xaalada somaliland iyo sida ay uga gudubtay dhibaatooyin soo waajahay oo ugu cuslaa gubashadii suuqa waaheen oo ay ku caydhoobeen kumanaan reer somaliland ahi. Sidoo kale siyaasi samaale ayaa sheegay in dhibta labaad ahayd abaarihii baahsanaa ee dalka dhacay oo hada ilaahay kasoo jabiyay bulshada balse loo baahan yahay sidii looga faa,iidaysan lahaa nimcada roobka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudoomiyaha Ururka Dhalinyaradda Jiidali Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Dusha Ka Saaray Gudoomiye Muuse B... Taliye kuxigeenkii Jabhada Col Caare Oo Isku Soo Dhiibay Somaliland Iyo Tirada Ciidanka & Gaadiidka... Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Cambaareeyay Weerarka Siyaasadeed Iyo Dhaqaale Ee Kasoo Yeedhaya So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|