HARGAYSA(W,N)-Shirkada somcable ayaa markii uhoraysa somaliland keentay xadhiga internet xawaarihiisu dheereeye ee viber opticga kaasi oo ay hore somaliland uga soo qaadan jirtay dalka jabuuti.
Shirkadda Somcable ayaa Somaliland keentay xadhiga Internetka ee dhulka hoostiisa mara, iyadoo shalay ay dalka kusoo dhaweeyeen Markabkii xadhigaasi siday Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland.