DUBAI(W,N)-Shirkada Dahabshiil Ayaa ku Guulaysatay laba Abaal-marin Oo Caalami ah, Kuna saabsan Maamul Wanaaga Aduunka (Global Good Governance.)
Abaalmarinadan oo ay bixisay hay’adda Cambridge IFA, oo ah hay’ad caalami ah oo ka shaqeysa Maamul Wanaaga Aduunka, ayaa kala ah “Adeegyada ugu Wanaagsan Qurba-joogta” iyo
Iyo Abaalmarinta Labaad Oo ah Shirkada Xawaaladaha ugu Fiican.