Shacabka Magaalada Ceerigaabo Oo Iskugu Soo Baxay Tukashada Salaad Roob Doon Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Magaalada Ceerigaabo Oo Iskugu Soo Baxay Tukashada Salaad Roob Doon Ah.
May 29, 2022 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada ceerigaabo ayaa iskugu soo baxay tukashada salaad roob doon ah oo ilahay ku waydiisanayaan in uu ushubo nimcooyinkiisa xili uu dalku ku jiro abaaro baahsan.

Shacabka reer ceerigaabo ayaa salaada roob doonta ah ku tukady garoonka bukada ee magaalada.

 

COMMENTS
LINKS