Sarif Bararka Lacagta Birta Oo Sobobtay In Albaabada Loo Xidho Meheradaha Ganacsiga Ee Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sarif Bararka Lacagta Birta Oo Sobobtay In Albaabada Loo Xidho Meheradaha Ganacsiga Ee Magaalada Wajaale.
May 22, 2022 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Suuqyada ganacsiga ee magaalada wajaale oo ah magaalo xuduudeed udhexeeya Somaliland iyo itoobiya ayaa maanta la xidhay kadib markii qiimo dhac uyimid lacagta birta ah ee itoobiya oo 100$ marayo 8000bir taasi oo keentay in waxba la kala iibsan waayo.

Qaarkamid ah ganacsatada magaalada wajaale ayaa ka hadlay waxyaabaha sobobay in ay xidhaan meheradahoogii iyo sarif bararka ku yimid lacagta birta oo ah ta loogu isticmaalka badan yahay.

 

 

COMMENTS
LINKS