|
|||||
WAJAALE NEWS
Reer Gabiley Oo Meel Adag Ka Istaagay Cunsuriyad lagula Kacay Gudoomiyaha Cusub Ee Komishanka Marwo Kaltuun Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi
May 14, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta warbaahinta la hadlay ayaa si adag uga hadlay cunsuriyad gobolka gabiley ahaan oo lagula kacay gudoomiyaha cusub ee komishanka doorashooyinka Somaliland marwo kaltuun sheikh xasan cabdi madar Sidoo kale xildhibaanada ayaa wacad ku maray ay isku xidhay yihiin reer gabiley iyo kaltuun maadxwayne biixi uwaayi doono taageeradooda hadii arimahaasi wax laga qaban waayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiyada Mucaaradka iyo Xukumadda Oo Isku Af-gartay In Laga Wada Hadlo Muranka Diwaangalinta Madani... Murashixiinta Xisbiga Kulmiye Ee Guulane, Geedi Iyo Gaaxsane Midkay Guushu Raaci Doontaa?FAAL... Abwaano Iyo Haldoorka Dhallinyarada Jsl Oo Maanta Qado Sharaf Ku Maamuusay Maayarka Mustaqbalka Dhow... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|