Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gabiley Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gabiley Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay!
May 25, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Prof axmed ismaaciil samater ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada gabiley iyadoo  waxgaradka ,siyaasiyiinta gobolka ku maamuuseen hadhimo sharafeed ay usameeyeen.

Sidoo kale waxgradka reer gabiley ayaa shaaciyay in ay diyaar uyihiin in ay dhisaan cod,cudud iyo xoolaba prof axmed ismaaciil samater.

Dhanka kale prof samater ayaa ka dhawaajiyay damaciisa iyo arimaha ay somaliland ubaahan tahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS