Musharaxa Madaxwaye Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiyay Iyo Nuxurka Baaq Culus Oo Uu Udiray Dhalinyarada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwaye Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiyay Iyo Nuxurka Baaq Culus Oo Uu Udiray Dhalinyarada.
May 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay kulankii uu layeeshay madaxwayne biixi iyo rajada qabashada doorashada madaxtooyada

Sidoo kale musharax cirro ayaa eedo culu ujeediyay madaxwaye biixi oo uu sheegay in uu doonayo in uuu dalka boqortooyo ka dhigto.

 

COMMENTS
LINKS