Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Oo Lagu Qabtay Magaalada Adis Ababa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Oo Lagu Qabtay Magaalada Adis Ababa!
May 23, 2022 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 31aad ee dib ulasoo noqoshada madaxbaanimada somaliland ayaa lagu qabtay caasimada dalka itoobiya ee adis ababa.

Munaasibadan ayaa waxaa sooo agaasimay safaarada somaliland ee dalka itoobiya iyo xubno kamid ah jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan itoobiya

Waxaana munaasibada ka hadlay safiirka somaliland ufadhiya adis ababa amb cawil iyo masuuliyii kale.

 

COMMENTS
LINKS