|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj Jidhif Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Taagan Dalka, Kuna Baaqay In Dhinacyada Is Hayaan Sharciga Ku Kala Baxaan.
May 30, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyihii hore ee ciidamada qaranka Somaliland gen muj maxamed xasan cabdilaahi “jidhif” ayaa ka hadlay khilaaf cakarin ee udhexeeya xisbiyada mucaaridka xukuumada maadxwayne biixi oo isku haya qabashada doorashada madaxtooyada iyo ka ururada oo midba dhinac u dhagan yahay Sidoo ale gen jidhif ayaa dhinacyada ishaya ugu baaqay in ay unoqdaan dastuurka dalka amaba dalbadaan cid sedexaad oo dhex dhexaadisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Suldaan Baane Oo Ka Waramay Nuxurka Kulankii Madaxwayne Biixi Ay Wada Yeesheen Madaxdhaqmeedk... Sharciyaqaan Xuseen Maxamuud Fadal Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Doorashada Golaha Wakiilada 20... Guddida Qabanqaabada Shirka Dood Qaran Oo Kulan La Yeeshay 150 Xubnood Oo Ka Mid Ah Ardayda Jaamacad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|