Muj Cabdi Ismaaciil Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Deel Qaaf ah Oo Cabdirasaaq Alpha Kula Dul Dhacay Musharaxa Xisbiga Waddani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Cabdi Ismaaciil Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Deel Qaaf ah Oo Cabdirasaaq Alpha Kula Dul Dhacay Musharaxa Xisbiga Waddani
May 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muj Cabdi Ismaaciil Aw maxamuud oo kamid ahaa dhalinyaradii Daartay halgankii dib uxoraynta somaliland kana mid ahaa ardaydii dilka lagu xukumay madheera ee cawil cadami buhaari badbaadiyay ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo deel qaaf ah oo cabdirasaq alpha oo ay kuwada jireen jeelka madheera kula dul dhacay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro.

Sidoo kale muj cabdi ismaaciil ayaa sheegay incabdirasaaq ka aamusay in uu uhiiliya shacabkii buurta kala jeex iyo oday ina xasan dalab oo ay ehel yihiin halka uu madaxwayne biixi qabyaalad ugu hiilinayo

Dhanka kale mujcabdi ismaaciil ayaa sheegay musharax cirro ay isku qoys yihiin cawil cadami oo iyaga badbaadiyay ismarkaana ay mudan tahay in taariikhdaa aan la ilaawin.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS