Muj Axmed Mire Oo Ka Waramay 34 Guurada Kasoo Wareegtay Gudo Galkii Burco Ee SNM Oo Uu Isagu Hogaaminayay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Axmed Mire Oo Ka Waramay 34 Guurada Kasoo Wareegtay Gudo Galkii Burco Ee SNM Oo Uu Isagu Hogaaminayay!
May 27, 2022 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Muj Axmed Mire maxamed ayaa ka waramay gudo galkii ururkii SNM Ee Magaalada Burco oo ay kazoo wareegtay 34sano kuna beegnayd 27may maanta oo kale

Sidoo kale muj Axmed Mire hambalyo udiray halgamayaashii Snm inta nool halka uu uga duceeay kuwii ku shihiiday halganka dib uxoraynta Somaliland kaasi talada lagaga tuuray dawladii rajiibka ahayd ee Maxamed Siyaad bare.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

COMMENTS
LINKS