Midowga Africa Oo Canbaareeyay Weerar Ay Alshaab Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Burundi Ku Leeyahay Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midowga Africa Oo Canbaareeyay Weerar Ay Alshaab Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Burundi Ku Leeyahay Somaliya.
May 4, 2022 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Gudoomiyaha midowga Africa ayaa canbaareeyay weerar kooxda alshabaab ku qaadeen saldhig ciidamada nabad ilaalinta somaliya ujoogaa ku leeyihiin deegaano katirsan somaliya kuwaasi oo lagu laayay ciidamo katirsan kuwa saldhig deganaa ee dalka Burundi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS