Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Wariyayaashii Xidhnaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Wariyayaashii Xidhnaa!
May 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa xukuno ku riday laba kamid ah  sedex wariye oo xidhnaa halka mid kamid ah ay xoriyadiisa usoo celisay

Laba wariye ee la xukumay mid hal sano iyo afar bilood ayaa kala agaasimaha tvga MMTV Maxamed cabdi sheikh Ilig iyo wariye cabdi jibaar oo katirsan tvga Horn Cable.

 

COMMENTS
LINKS