|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xisbiga Waddani Katirsan Oo Xabsiga Magaalada Gabiley Ku Booqday Aare Saleebaan Cawleed Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada!
May 21, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Masuuliyiin sare sare oo katirsan xisbga mucaaridka ah ee waddani ayaa galabta saldhiga magaalada gabiley kusoo booqday aare saleebaan cawleed oo ah muwaadin udhashay somaliland iyo jabuutiba oo habeenkii xalay lagu xidhay gabiley kaasi oo xadhigiisa lala xidhiidhinaya eedo uu dhawaan ujeediyay madaxwaynaha jabuuti Masuuliyiinta ayaa sheegay in uu xaaladiisa caafimaad aad ufiicnayd islamarkaana ciidamada boolisku sifiican ula dhaqmeed Sidoo kale masuuliyiinta ayaa xukuumada ugu baaqay in muwaadinkani uu helo cadaalad islamarkaana wakhtigii sharcigu dhigayo lagu horgeeyo maxkamada si loo cadeeyo danbiga loo haysto iyo cida haysata. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Marwo Aamina Weris Oo Bulshada Gobolka Gabiley Gaar Ahaan Reer Wajaale Ku Amaantay Sidii Cal... Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland Oo Ka Warbixiyay Kulamo Uu Layeeshey Dawlada Mareykanka Iyo Mad... Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Jawaabay Eedo Uu Ujeediyay Wasiirka Arimaha Guduhu, Sheegayna In Aana... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|