Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Jeelka Ku Booqday Suxufiyiinta Ku Xidhan, Ka Hadlay Xaaladooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Jeelka Ku Booqday Suxufiyiinta Ku Xidhan, Ka Hadlay Xaaladooda!
May 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin katirsan xisbiga mucaaridka ee wadani ayaa jeelka hargaysa ku booqday sedex saxafi oo mudo 20cisho ka badan ku xidhan kuwaasi oo xukuumadi xidhay

Sidoo kale masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa xukuumada ugu baaqay in ay xoriyadooda usoo celiso dalkana aan lagu maamuli Karin xadhig iyo cabsi galin.

 

COMMENTS
LINKS