“Madaxweynuhu Wuxuu Golaha Baarlamaanka Kaga Hor Faanay Mashruuc Maamul Gobolleed U Aqoonsan Somaliland..” Xisbiga WADDANI. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Wuxuu Golaha Baarlamaanka Kaga Hor Faanay Mashruuc Maamul Gobolleed U Aqoonsan Somaliland..” Xisbiga WADDANI.
May 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga waddani maxamed sidiiq dhame Ayaa fashiliyay mashruuc Somaliland ka socda islamarkaana khudbadii madaxwaynaha ku jiray oo maamul goboleed ahaan looga fuliyo somailand kaasi oo qaarkamid ah haweenka Somaliland ee 16degmo loogu qaybiyo dhaqaale yar o faro guud kood ah ismarkaana dhaawac ku ah qarannimada jsl.

Sidoo kale xoghaye dhame ayaa wasaarada gacanta ku haysa iyo madaxwayne biixi ugu baaqay in ay bulshada ucadeeyeen mashruucan lana joojiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS