|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Dhacdooyin Ay Ka Been Sheegeen Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye.
May 22, 2022 - Written by Editor:PARIS(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Somaliland daahir riyaale kaahin ayaa markii uhoraysay ka jawaabay taariikho masuuliyiinta xisbiga kulmiye ka been sheegaan oo ay kamid ahayd doorashadii madaxtooyada 2003 ee uu axmed siilaanyo kaga guulaystay oo ay ka natiijadeeda ka been sheegeen Sidoo kale madaxwayne daahir riyaale ayaa sheegay in masuuliyiinta xisbiga kumiye mudadii 8sano ahayd ee xilka maadxwaynaha Somaliland hayay in aanay maalin qudha kazoo qaybgalay munaasibada xusaska qaranka HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Dakhliga Gobolka Gabiley Iyo Aqoondarada Xoghayaha Dawlada Hoose Waata Horseeday musuqmaasuq iyo Nac... Xukuumada Somaliland Oo faah faahin Ka Bixisay Sababta Ay u Celisay Diyaarad Dhalinyaro Tahriibayaal... Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Oo Dhagax Dhigay Rugta Buugaagta Ee Heer Qaran Oo Laga Dhisi Doono Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|