|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Caawa Booqday Badhtamaha Suuqa Ee Barxada Taalada Diyaarada Hargaysa .
May 14, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi oo ay weheliyaan xubno katirsan xukuumadiisa ayaa booqasho kadis ah ku tagay badhtamaha suuqa hargaysa iyo barxada taalada diyaarada oo ay ku cawaynayeen boqolaal dhalinyaro ah oo udiyaar garoobayay xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18may, Sidoo kale dhalinyarada gooban ku cawaynaysay ayaa markii ay arkeen m madaxwayne biixi oo dhex lugaynaya goobtan kusoo dhaweeyay sacab iyo sawaxan iyagoo ku dhawaayay ereyo ay kamid tahay “Aabbo muuse” HALKAN KA DAAWO MUUQAALADA GUUD EE BOOQASHADII MADAXWAYNE BIIXI EE BARXADA TAALADA DIYAARADA HARGAYSA; Related posts:Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Xildhibaan Dhakool Oo Si Cad Uga Horyimid Qaranni... DAAWO; Warbixin Aad u Xiiso Badan Oo ku saabsan Axkaanta Soonka Qoora Sheekh Maxamed Xirsi (Abdi ... Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Ay Usoo Qabteen Dableydii Saak... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|