|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Sheegay In Uu Qaatay Talooyin Uu Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu.
May 18, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi oo caawa ka hadlayay munaasibad xuska 18may oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada ayaa umahad celiyay wufuud ka kala socotay wadamada jaar oo kazoo qaybgalaymunaasibada sanad guurada 31aad ee madaxbanaaninada Somaliland Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa garwaaqsaday talo uu usoo jeediyay gudoomiyaha golaha wakiiladu oo la xidhiidha muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xukuumada Somaliland oo Ka hadashay Maamulka hawada ee ay Soomaaliya la Wareegtay iyo Talaabada ay q... Dawlada Kenya Oo Jawaab Ka Bixisay Eedaymo Kaga Yimid Somaliya Iyo Xiisad Cusub oo Ka Dhex Qaraxday. DAAWO; Madaxweynaha JSL Ka Hadlay Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen Ciidanka Booliska Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|