|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Garxajis Oo Kulan ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Lagaga Wada Hadlay!
May 29, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Kulan Oo uu Hormuud Ka Ahaa Suldaanka guud Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo ay weheliyaan madax dhaqameed iyo mujaahidiin Ayaa kulanka la qaatay Dhigooda beelaha Garxajis kaasi oo lagaga WADA hadlayay xaalada Dalka.
Sidoo kale madax-dhaqameedka beelaha Garxajis iyo habar Awal ayaa la sheegay In kulamo danbe U balameen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO: Muj. Cali Guray Muxuu Ka Yidhi Go’aankii Maxkamadda Sare Ka Soo Saartay Khilaafkii Xisbiga UC... Daawo: Ururka ONLF Oo Dawlada Somalia Ku Eedeeysay Inay Sarkaal Ka Tirsan U Gacan Gelisay Itoobiya UJEEDADA; Kullan Warbaahinta Somaliland Ku Yeelatay Hargeysa Oo Ay Kaga Tashadeen Shirkadda TELESOM... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|