Komishineer Kaltuun Sh, Xasan Oo Sheegtay In Lagu Cusuriyadeeyay Gobolka Gabiley Ee Ay Kasoo Jeedo Iyo Falalka Ay Lagula Kacay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishineer Kaltuun Sh, Xasan Oo Sheegtay In Lagu Cusuriyadeeyay Gobolka Gabiley Ee Ay Kasoo Jeedo Iyo Falalka Ay Lagula Kacay.
May 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N):-Komishineer Kaltuun Sheekh Xassan oo maanta shir jaraaid ay ku qabatay magaalada hargeisa kagaga warantay arrimo badan sidoo kalena kusoo bandhigtay arrimihii keentay in iyada xubnaha gudida komishanka doorashooyinka qaranka somaliland u magacaabaan gudoomiye cusub xilkana ay kagaga qaadaan gudoomiyihii ka horeeyey oo ku kacay arrimo badan oo musuqmaasuq sida ay sheegtay, ayaa sidoo kale waxa ay daboolka ka qaaday kooxo gaar ah oo si shaqsi mudooyinkii ay shaqada komishanka wadayba kula kacayey aflagaadooyin shaqsi weerar ah kuwaas oo ku cunsuriyadeeyey Gobolka ay kasoo jeedo oo ah gobolka gabiley iyo in aaney  iyadu ku mateli karin shaqada uu madaxweynaha qaranka somaliland u magacaabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/u_ot8kFcP6I

COMMENTS
LINKS