Haweenka Gobolka Gabiley Iyo Ehelada Aare Saleebaan Oo Ka Hadlay Xadhigiisa Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi,
May 24, 2022 - Written by Editor:
GABILEY(W,N)-Haweenka iyo ehelada aare saleebaan oo mudo sedex cisho ah ku xidhan magaalada gabiley ayaa baaq udiray xukuumada Somaliland oo ay ka dalbadeen in deg deg xoriyadiisa loogu soo celiyo.