Gudoomiyaha Maxkamada Ee Jsl Oo Dhaariyay Afar Kamid Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Ee Jsl Oo Dhaariyay Afar Kamid Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada!
May 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta dhaariyay afar xubnood oo ka mid ah guddida Diiwaan gelinta urruada iyo Ansixinta Asxaabta siyaasadda.

Afartan xubnood ee maanta la dhaariyay ayaa hore waxa u ansixiyay Golaha Wakiillada Somaliland.

Guddidan ayaa u muuqda in ay bilaabayaan hawsha Diiwaan gelinta Ururrada siyaasadda oo hadda khilaaf ka taagan yahay,

COMMENTS
LINKS