Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Munaasibad Sabootin Ah Uqabtay Arday Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Munaasibad Sabootin Ah Uqabtay Arday Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya.
May 12, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee jamhuuriyada somaliland ayaa habeenkii xalay magaalada hargaysa munaasibad sabootin ah ugu qabtay 185arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka aynu jaarka nahay ee itoobiya.

Masuuliyiinta gudida tacliinta sare ayaa ardaydan kula dardaarmay in ay yihiin safiiro somaliland ah islamarkaana aan la ogolayn arday bilaa ujeedo usoo noqda oo lumiya farsadaa ay heleen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS