Dr Gaboose Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub, Kana Hadlay Sobobaha Kusoo Celiyay Saaxada Siyaasada Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dr Gaboose Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub, Kana Hadlay Sobobaha Kusoo Celiyay Saaxada Siyaasada Somaliland.
May 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta si rasmi ah ugudhawaaqay urur siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo barwaaqo.

Dr Gaboose ooh ore ushaaciyay in uu ka fadhiistay siyaasada ayaa ka waramay sobobaha xiligan kusoo celiyay saxaada siyaasada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS