Dadwaynaha Magaalada Wajaale Oo Siwayn u Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Magaalada Wajaale Oo Siwayn u Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga!
May 2, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog waaale ayaa salaadii iskugu soo baxay garoonka magaalada halkaasi oo ay ku tukadeen.

Sidoo kale waxaa munaasibada salaada ciidul fidriga kala qaybglay maamulka gobolka gabiley ka degmada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS