“Dadku Way Soo Baxayaan Xuquuqdooda Ayay Mudaharaad Ku Muujinayaan, Cid Hor Istaagi Kartaana Ma Jirto..” Xildhibaan Barkhad Batuun.
May 29, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi isagoo sheegay in shacabku iskugu soo baxayaan banana baxyo ay xaqooda ku raadsanayaan.