“Dadku Way Soo Baxayaan Xuquuqdooda Ayay Mudaharaad Ku Muujinayaan, Cid Hor Istaagi Kartaana Ma Jirto..” Xildhibaan Barkhad Batuun. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dadku Way Soo Baxayaan Xuquuqdooda Ayay Mudaharaad Ku Muujinayaan, Cid Hor Istaagi Kartaana Ma Jirto..” Xildhibaan Barkhad Batuun.
May 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada madaxwayne biixi isagoo sheegay in shacabku iskugu soo baxayaan banana baxyo ay xaqooda ku raadsanayaan.

COMMENTS
LINKS