DAAWO;- Sidii Uu Ku Bilowday Dagaal Gacan Ka Hadalka Ah Oo Dhexmaray Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Sidii Uu Ku Bilowday Dagaal Gacan Ka Hadalka Ah Oo Dhexmaray Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada.
May 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fadhigii saaka ee golaha wakiilada somaliland ayaa waxaa hadheeyay booq iyo dagaal gacan ka hadal ah oo dhexmaray qarkmaid ah xildhibaanada fadhiga fadhiyay kuwaasi oo  koox koox isku weeraray

Dagaalka golaha ka dhex qarxay ayaa wuxu ka bilowday hadal cunsuriyadaysan oo xildhibaan cabdinaasi qodax ku maagay xildhibaan barkhad batuun

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO SIDA UU UDHACAY DAGAALKU;

COMMENTS
LINKS