DAAWO;-Madax-dhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Muranka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Madaxwayne Biixina Baaq Culus Udiray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Muranka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Madaxwayne Biixina Baaq Culus Udiray.
May 28, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha subeer awal oo uu hogaaminayo suldaanka guud ee beeshu suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaam cabdiraxmaan ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka oo abuuray khilaaf cakiran oo  dhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka.

Sidoo kale madaxdhaqameedka subeer awal ayaa maadxwayne biixi ugu baaqay in uu doorashada madaxtooyada wakhtigeedii ku qabto dalkana aanu galin qas iyo jahowareer.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS