|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dadwaynaha Degmada Ibraahim koodbuur Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Biyo Mareen La Xidhay Oo Sobobay In Daadku Dumiyo Guryo.
May 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan degmada ibraahim koodbuur gaar ahaan xaafadaha ka dhow saldhiga koodbuur amaba jaamaacada new generation ayaa siwayn uga cawday biy mareen udhow oo dad shacab ahi xidheen oo sobobay in daadkii kaso rogmaday roobkii da,ay habeen sedexaadkii in ay khasaare culus soo gaadhsiiyeen midkamid ah guryahooga kaasi oo ay duntay qayb kamid ah. Sidoo kale dadwaynahan ayaa maayarka caasimada iyo maamulka degmada ibraahim koodbuur iyo xukuumada ka codsaday in deg deg ah usoo gaadheen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday 37 Qof Oo Kamid Ah Dhalinyaradii Shaqo Qaran. Daawo: Gaadiidka Xamuulka Ah Ee Iskaga Kala Goosha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ay Soo Food Saartay Wad... DAAWO;-Beesha Muuse Dhariyo Oo Sheegay In Aanay Jirin Takoor Lagu Hayaa, Jaamacada Hargaysana Xaal K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|