Culimo Awdiinta Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Nuxurka Qodobada Ay Soo Saareen.
May 28, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Culimo awdiinta somaliland oo magaalada hargaysa ku qabtay kulan ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka isagoo soo saaray 10qodob
Sidoo kale culimo awdiinta ayaa dhinacyada isku haya siyaasada dalka usoo jeediyay in ay dhex galaan .