Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Gobolka Gabiley Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedayne Baxsaday Inta Uu Qof Jiidhay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Gobolka Gabiley Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedayne Baxsaday Inta Uu Qof Jiidhay.
May 24, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Ciidanka nabadgalyada wadooyinka ee gobolka gabiley ayaa gacanta kusoo dhigay dirawal waday gaadhi booyad ah oo baxsaday inta uu nin  ku jiidhay dooxa huleeq ee gobolka gabiley kaasi oo lagu raad joogay mudo sedex cisho.

COMMENTS
LINKS