Ciidamada Kale Duwan Ee Somaliland Oo U Diyaar Garoobaya Xuska Maalinta Qarannimada Ee 18 May! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Kale Duwan Ee Somaliland Oo U Diyaar Garoobaya Xuska Maalinta Qarannimada Ee 18 May!
May 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada qalabka sida ee jamhuuriyada Somaliland ayaa mudooyinkii udanbeeyay ku jiray sidii ay ugu iyaar garoobi lahaayeen xuska maalinta qarannimada Somaliland oo ku began 18may oo ay inaga xigo maalmo koobani.

Ciidamada ayaa ku jira gaardi iyo ciyaaraha ay ugu diyaar garoobayaan maalinta oo ah maalin ku wayn shacabka Somaliland.

COMMENTS
LINKS