|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Digay In Shirar Magaca Beelaha Sita Lagu Qabto.
May 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa ka digay in gobolka maroodi jeex lagu qabto shirar magaca beelah sita ismarkaana aan lagu qaban Karin huteelada iyo guud ahaan gobolkaba Hadal badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa hadal jeediyay kadib markii maalmihii ugu danbeeyay uu shaaracyada hargasya ku dhaganaayeen boodhadh shir lagu sheegay in ay qabsanayaan dhalinyarada beesha habar awal oo bulshada la xidhiidhinaysay in ay xukuumadu dabada ka wado wallow maalintii shalay ay boodhadhkii suuqyada hargaysa ka gooyeen ciidamada boolisku.
Related posts:Daawo:Ururka Qareenada Somaliland Oo Madaxweynaha Ku Hambalyeeyey Wareegtadii Uu Kaga Hoos Saaray Wa... “Suugaantii Soomaalida Jiilkan Dambe Wax Cusub Bay ku soo Kordhiyeen Oo Jiilalkii ka Horeeyay Aanay ... Dowladda Itoobiya Oo Maraykanka Ka Dalbatay Faah Faahin Khusaysa Hadal Kasoo Baxay Madaxweyne Donald... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|