Agaasimaha Madaxtooyada Jsl Oo Taageeray In Xisbiyada Mucaaridku Gaar Kooda Uqabsadaan Xuska 18May. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Madaxtooyada Jsl Oo Taageeray In Xisbiyada Mucaaridku Gaar Kooda Uqabsadaan Xuska 18May.
May 14, 2022 - Written by Editor:

“Way Fiican Tahay Mar Haday Gaar kooda Udabaal Degayaan Xisbiyadu” Agaasimada Madaxtooyada Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha madaxtooyada somaliland oo ka hadlay dhawaaqa kasoo yeedhay xisbiyada mucaaridka ah ee ay ku sheegeen in ay gaar uxusayaan munaasibada maalintaqarannimada somaliland ee 18may taasi oo markii uhoraysay noqonaysa in shacabka somaliland laba meelood ku kala xuseen’

Agaasime maxamed cabdi bile ayaa sheegtay in ay fiican tahay in ay gaarkooda uxusaan muhiimaduna tahay in  la wada xuso maalinta qarannimada ee 18may.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS